Somaliland oo sii deysay Maxaabiis ay ku qabatay dagaalkii Tukaraq (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa munaasabadii 18-kii May, ka sheegay in Somaliland mar walba nabad buuxda u hayso cid kasta, sidaa awgeedna sii daynayso maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii Tukaraq eeĀ  la galeen Puntland. Maamulka Somaliland ayaana maanta xuriyadooda siiyay 14-maxbuus oo Somaliland sheegtay in ay ku qabatay dagaalkii sanadkii hore la galeen maamulka … Continue reading Somaliland oo sii deysay Maxaabiis ay ku qabatay dagaalkii Tukaraq (Akhriso Magacyada)